ruuuneey shacabkaada rux
dib usoo siko soo durug rux
wax raran jecliyaa
rooxaanta caashaqa aaway
u banee goobtaa ruuneey
ubanee gabadha ubanee ruuneey
raaliya ma tahay
mida raga rraadshaan
quruxda midii looogu deeqaay
hada raar kor u raar
sidii aqalka kor u raar
mdig iyo bidix klba dhinac soo daa
shacabkaaga naxay
sidaa rabto noo sii
ruuuneey shacabkaada rux
dib usoo siko soo durug rux
wax raran jecliyaa
rooxaanta caashaqa aaway
riyadii ragaa tahay ruuneey
adiguna ma ogid ruuneey
boqoradii dheesha ani waan qiray
ragii waa qiray ku celi
mar kale ku celi rig dheh
jilbaha dhigo rig dheh
aaway shacabkii sacabka siidaa
waalagu dagay isha baxarka waryaa
dhexda ka dheel timaha dhinac u rog
ruuuneey shacabkaada rux
dib usoo siko soo durug rux
wax raran jecliyaa
rooxaanta caashaqa aaway
ruug cadaagii soo rogaal celi
soo durug ruuneey soo durug
horaadka i saaar dheesha noo wad
qofkii reeyaa rerka u hadhi doonee
dhulka taabo haa soo taabo
noogu celi markale soo taabo
wax raran naftu jeclaa
ruuneey faceeda ka rooneey
ruuuneey shacabkaada rux
dib usoo siko soo durug rux
wax raran jecliyaa
rooxaanta caashaqa aaway
xagee ka timid xagee ku dhalatay ii sheeg
waan kuu bogay waan kaa heley
ruuneey barasho wacan boqorka raabka
qaysoow shanta soomali sawarka ma geeyaa
bakool sare baareey shimbiroole kaaraan
degelama qabri bayax calanleey cawda qaardho
beenluwaama kaata
ruuuneey shacabkaada rux
dib usoo siko soo durug rux
wax raran jecliyaa
rooxaanta caashaqa aaway

Exit mobile version