VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saciido - Lyrics

saxansaxo udgoon subax roob di'iyo saytuun baxaay seedaha qalbiga saciidooy adaaa ku samaysanee sinta socodka iyo saanqaadka iyo laafyaha la simay soomaalibaad uga soocantee suurad quruxsaney soo jeedka iyo suniyaha qurxoon sahwi igu ridyoo saacadii walbaba waan salalayaa naftaad saaqdayoo suntii caashaqaad saacidooy qalbiga ku samaysatee ubax soo baxaay sidigtaydiiyeey soo durug walaal hablo sabanka kacay marna lama sinide soo durug walaal dhiigaad saaqdayo surimaa wadnaha sasabaalisaa dhexda soohaniyo sidan aad tahaad wadnahayga sudhan
Queue is empty
-- / --