VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wardheer Ft N Dareen - Lyrics

Waa ku waayayoo Waan kuu xiisayoo Waxaan ku weediyaa Shacabkiii Wardheer Wacaneey nimcooy Weenaha aan baryayee ?? Waayo jirto ahow Waxyeeeyahaygiyee Wacad ma iila gali Nimco dareen: Waaygii baryaba  Wadnahaygiyoo Waxaan ku weediiyaa Shacabkii wardheer ? Wehelkeegiyoo Garab may ahaan Dadku wadar ahaan Waa igu wiirsadayn Wacad mayla gali ?
Queue is empty
-- / --