VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xidiga waaberi - Lyrics

Waabari hoygii wadaniga Lagu dhalay halyeey wadaniya Hoygii qurayshtii dhaldkaad Dad is jecel halkeebaa laga helaa Bartii waabaribaa laga helaa Kaalay wariseey noo imow uun Baryo nala joog wehel noo noqo Aydihin waanagaa wacanee Kama laaban karo Kama weecan karo Waxa la iga jiraa waa waabari Wadnahaygu jiraa waa waabari Waagii baryaba Waxaan warsadaa waxgaradkii Waayeelada sidaan waalanahay La igu wiisadaa wargaysyada ogee Warsaneey ku mee ku mee Waxaan ahay xidiga waabari Hadal la iga ifay waabari Shanta xidig u shiday waabari Ka beermay ka soo baxay Xudunta waabari Waxaan ahay xidiga waabari Hadal la iga ifay waabari Shanta xidig u shiday waabari Ka beermay ka soo baxay Xudunta waabari Xubi aan yarayn Dhakhso la iigu beeray Xurmo mooyee miyaan Kaa xumaan karaa xamarey Kaa xero rogtaa xamareey Kaa xifaaltamaa xamareey Yaynan kula xiiso yaab xamarey Warki aarligay Kama laaban karo Kama weecan karo Waxa la iga jiraa waa waabari Wadnahaygu jiraa waa waabari Waagii baryaba Waxaan warsadaa waxgaradkii Waayeelada sidaan waalanahay La igu wiisadaa wargaysyada ogee Warsaneey ku mee ku mee Waxaan ahay xidiga waabari Hadal la iga ifay waabari Shanta xidig u shiday waabari Ka beermay ka soo baxay Xudunta waabari Waxaan ahay xidiga waabari Hadal la iga ifay waabari Shanta xidig u shiday waabari Ka beermay ka soo baxay Xudunta waabari Xubi aan yarayn Dhakhso la iigu beeray Xurmo mooyee miyaan Kaa xumaan karaa xamarey Kaa xero rogtaa xamareey Kaa xifaaltamaa xamareey Geela kaa furaa xiiso yaab Xamarey xoogii arligaay Degmadeenii waabariyeey Waaxidbaa ka dhigay hoygii guusha Goobtii wanaaga Wacyi galinta yar iyo weyn Shacab wada siman oo walaal jecel Oo wadan jecel Weerbaan ka dhiganaa calanka Degmadeenii waabariyeey Waaxidbaa ka dhigay hoygii guusha Goobtii wanaaga Wacyi galinta yar iyo weyn Shacab wada siman oo walaal jecel Oo wadan jecel Weerbaan ka dhiganaa calanka Waxaan ahay xidiga waabari Hadal la iga ifay waabari Shanta xidig u shiday waabari Ka beermay ka soo baxay Xudunta waabari Waxaan ahay xidiga waabari Hadal la iga ifay waabari Shanta xidig u shiday waabari Ka beermay ka soo baxay Xudunta waabari Ciyaal waabari Kaa dheerow studio Ayaan idinka soo salaamaya Walaal jiraa tihiin
Queue is empty
-- / --