Heesta Xidiga waaberi - Lyrics
Waabari hoygii wadaniga
Lagu dhalay halyeey wadaniya
Hoygii qurayshtii dhaldkaad
Dad is jecel halkeebaa laga helaa
Bartii waabaribaa laga helaa
Kaalay wariseey noo imow uun
Baryo nala joog wehel noo noqo
Aydihin waanagaa wacanee
Kama laaban karo
Kama weecan karo
Waxa la iga jiraa waa waabari
Wadnahaygu jiraa waa waabari
Waagii baryaba
Waxaan warsadaa waxgaradkii
Waayeelada sidaan waalanahay
La igu wiisadaa wargaysyada ogee
Warsaneey ku mee ku mee
Waxaan ahay xidiga waabari
Hadal la iga ifay waabari
Shanta xidig u shiday waabari
Ka beermay ka soo baxay
Xudunta waabari
Waxaan ahay xidiga waabari
Hadal la iga ifay waabari
Shanta xidig u shiday waabari
Ka beermay ka soo baxay
Xudunta waabari
Xubi aan yarayn
Dhakhso la iigu beeray
Xurmo mooyee miyaan
Kaa xumaan karaa xamarey
Kaa xero rogtaa xamareey
Kaa xifaaltamaa xamareey
Yaynan kula xiiso yaab xamarey
Warki aarligay
Kama laaban karo
Kama weecan karo
Waxa la iga jiraa waa waabari
Wadnahaygu jiraa waa waabari
Waagii baryaba
Waxaan warsadaa waxgaradkii
Waayeelada sidaan waalanahay
La igu wiisadaa wargaysyada ogee
Warsaneey ku mee ku mee
Waxaan ahay xidiga waabari
Hadal la iga ifay waabari
Shanta xidig u shiday waabari
Ka beermay ka soo baxay
Xudunta waabari
Waxaan ahay xidiga waabari
Hadal la iga ifay waabari
Shanta xidig u shiday waabari
Ka beermay ka soo baxay
Xudunta waabari
Xubi aan yarayn
Dhakhso la iigu beeray
Xurmo mooyee miyaan
Kaa xumaan karaa xamarey
Kaa xero rogtaa xamareey
Kaa xifaaltamaa xamareey
Geela kaa furaa xiiso yaab
Xamarey xoogii arligaay
Degmadeenii waabariyeey
Waaxidbaa ka dhigay hoygii guusha
Goobtii wanaaga
Wacyi galinta yar iyo weyn
Shacab wada siman oo walaal jecel
Oo wadan jecel
Weerbaan ka dhiganaa calanka
Degmadeenii waabariyeey
Waaxidbaa ka dhigay hoygii guusha
Goobtii wanaaga
Wacyi galinta yar iyo weyn
Shacab wada siman oo walaal jecel
Oo wadan jecel
Weerbaan ka dhiganaa calanka
Waxaan ahay xidiga waabari
Hadal la iga ifay waabari
Shanta xidig u shiday waabari
Ka beermay ka soo baxay
Xudunta waabari
Waxaan ahay xidiga waabari
Hadal la iga ifay waabari
Shanta xidig u shiday waabari
Ka beermay ka soo baxay
Xudunta waabari
Ciyaal waabari
Kaa dheerow studio
Ayaan idinka soo salaamaya
Walaal jiraa tihiin