VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xildhibaanka xanta - Lyrics

hadaan xuub dhacsady sidii maska intii xune xanta jecel xabxableeye xalxaluusha oo so xamaarta xabaalaha taga oo is xabaala xanta badan kaalay adi ma ku ciisha xabiibiyo xaabo ma u dhaxaysa xaali ma u geysaa ma ku xamataa warka xaajiga ma u geysa warka ma xarashta ma xamaaliba xoolo alle miya xanbadana ma xaliima xasuus darana ilowsho dhawa gaajalay xumaysay xariiftan u doono xaaladaadu xiiso ma leh is xoree dheh xaafadaha laga beeray cali bistin warka xawisha miya yaad la xintantaa aa warya nayaa ma xishootid miya xulus weynoo yaad absees ku tahay teamka saw maha gasho faraantiga xam xam leh hadaan xuub dhacsady sidii maska intii xune xanta jecel xabxableeye xalxaluusha oo so xamaarta xabaalaha taga oo is xabaala haadba haad kici xiligeygii weeyi xeebta xamar ban koray nogobna wa ku dhashay faraskayga xiin faniin ciidankayga jooxo xerta maqashaan ahay team kaaso inta xun ee ka xun is xabaala dheh xabad lagu kari waa xanbarkeed daa xiitoxiitiyo xiiranta u sheg xulki qarankiyoo xidigbaan ahay xaafadayda garo sool reer xaajiga daga xirsiga burtinle huno cigaal alle ha daayo geesiga xabadu karin laascaanod dago xudun iyo garbo haarey reer siyaadka dago boqortooyadii cismaan xerta gaara ugaas xirsiga i dhalayban ku dhartay xududeyda kii galeysan way danbeysan u xadreyni ka xoreyni kaluumaysan ku xareyni taraasada xalaalaysan nin xun oo daadqaday xumbo cuskay xildhibaanka xanta bal duceyso xagan derbi bal fataxayso hadaan xuub dhacsady sidii maska intii xune xanta jecel xabxableeye xalxaluusha oo so xamaarta xabaalaha taga oo is xabaala
Queue is empty
-- / --