VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaan dooranaa - Lyrics

dadyow yaan dooranaa dalkeena ku aaminaa danteena u dhiibana dulmiga aan dabar jarnee dadyow yaan dooranaa dalkeena ku aaminaa danteena u dhiibana dulmiga aan dabar jarnee haduu mid walbaba durmaan tunto anaa dahabiyo xariir dhaho anaa dadka hagi haduu dhaho anaa dalka hagi haduu dhaho cadawga dabar jari haduu dhaho markaan danteena u dhibano muxuu dal shisheeya u dawarsada muxuu shacabkaygaa u dayacaa imisa dal shidheeya ku dulawday imisa darxumo loo dilay imisa dayacan darbiyada jiifta mid u doodana aan helin dadka yaa kala diray maxaa isu diray mid dakala qaba mid dilo ku dooda midka dooxan yaa u damqan diifta saaran yaa ka diri midka dooxan yaa u damqan diifta saaran yaa ka diri daalay anigu daalay daalay dadkaygow daalay daalay danaystay ku daaalay ku daalay damiir laawaha daalay anigu daalay daalay dadkaygow daalay daalay danaystay ku daaalay ku daalay damiir laawaha dadyow yaan dooranaa dalkeena ku aaminaa danteena u dhiibana dulmiga aan dabar jarnee dadyow yaan dooranaa dalkeena ku aaminaa danteena u dhiibana dulmiga aan dabar jarnee hoobeeya heleleeya hoobeeya helelleeya hoobeya heleleeeya
Queue is empty
-- / --