VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciida - Lyrics

ciid weeye barakiyo bash bash iyo barwaaqiyoo badhaadhe aanku gadhnee balaayada xijaaabnoo bismilaahi ban idhi waa maalin bilicoo boqoshiyo salaamaha laysa saamaxo badi muslinku iso soo baxo bash bash aynu ku ciidno ciid weeye baxsanoo boqorkuu nasiiyoo balaadhanoo jecel nahay balaayadu xijaabanoo bismilaahi baan idhi waa maalin bilicloo booqoshiyo salaamaha laysa saamaxa badi muslinku isu soo baxo bash bash aan ku ciidnee
Queue is empty
-- / --