VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isa suran - Lyrics

adigaa gabadhyahay yiri cayaarbaan garanayaaye anigaa kula galaayoo gayaankaa ahoo ku geeye garba saarta keenoo isoo gaar guntiga adkeeyoo garoo ka daa muusigan gadoonka ah ku so galoo goobta soo istaagoo niikada ku gaabo gaasiraay ma gaadhee aan kugu gooste gacanta keen adigaa gabaryahay yiri gabley shinbirban rabaaye anigaan gabanayno inaan gabar helo u joogee
Queue is empty
-- / --