VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaali diid - Lyrics

Sideedaba yeel Qofka somalinimo diida Waxba iskuma nihin Sideedaba yeel Sideenaba maya Sideenaba maya maya Hadaynu isa sirin sideenaba Ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Hadaynu isa sirin sideenaba Warayaa ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Ninkuna uusan garan tii sidayda Ma iska kala tagnaa sideenaba maya Ninkuna uusan garan tii sidayda Ma iska kala tagnaa sideenaba maya Hadaynu isa sirin sideenaba Ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Hadaynu isa sirin sideenaba Warayaa ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Ninkuna uusan garan tii sidayda Ma iska kala tagnaa sideenaba maya Ninkuna uusan garan tii sidayda Ma iska kala tagnaa sideenaba maya Soomali diidkow sili u dhimo Midka dadka sirayoow Si xun udhimo Oo ka sadkeena qaatow Sunta ku dhimo Ka sirteena sheegoow Subaxan dhimo Soomaali diidkoow Silac u dhimo midka Dadkeena sirayoow Si xun u dhimo oo Ka sadkeena qaatoow Sunta ku dhimo Ka sirteena sheegow Subaxan dhimo Nin seef wataa yuu Ku sirin Nin soor rabaa yuu Ku saban Nin seef wataa yuu Ku sirin Na sirin waryaa na sirin Hadaynu isa sirin sideenaba Ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Hadaynu isa sirin sideenaba Warayaa ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Ninkuna uusan garan tii sidayda Ma iska kala tagnaa sideenaba maya Ninkuna uusan garan tii sidayda Ma iska kala tagnaa sideenaba maya Sagaal nin ah oo walaalaa Sideena Sideeduna isku bah tahay Sidiinaa Ninkuna uu bah gaar yahay Sidaydaa Sideeduna ninkii siri Sidiinaa Sagaal nin ah oo walaalaa Sideena Sideeduna isku bah tahay Sidiinaa Ninkuna uu bah gaar yahay Sidaydaa Sideeduna ninkii siri Sidiinaa Nin seef wataa yuu Ku sirin Nin soor rabaa yuu Ku saban Nin seef wataa yuu Ku sirin Na sirin waryaa na sirin Hadaynu isa sirin sideenaba Ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Hadaynu isa sirin sideenaba Warayaa ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Ninkuna uusan garan tii sidayda Ma iska kala tagnaa sideenaba maya Ninkuna uusan garan tii sidayda Ma iska kala tagnaa sideenaba maya Hadaynu isa sirin sideenaba Ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Hadaynu isa sirin sideenaba Warayaa ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Ninkuna uusan garan tii sidayda Ma iska kala tagnaa sideenaba maya Ninkuna uusan garan tii sidayda Ma iska kala tagnaa sideenaba maya Hadaynu isa sirin sideenaba Ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Hadaynu isa sirin sideenaba Warayaa ma iska kala tagnaa Sideedaba yeel Ninkuna uusan garan tii sidayda
Queue is empty
-- / --