VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Suubban mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ina Dalmar
Suubban

suubaneey adaa
naftan saaqayoo
silcay aawadaa anigu
oo seexan waayaye
suubaaneey macaan
samri waayayee
suubaneey macan
saacan ii imaw
soomaalaay wowowo
waan samri waayayee
yartaa waan ka samri waayaye
nafta waan siraa sasabaa
ani samri waayayee
oo si kastoon idhaa
samri waayayee

suubaaneey abaay haa
suuradaadn baan
aan ku salalaayoo
sexy baad tahay
suubaneey macaan
samri waayayee
suubane ymacaan
saacan ii imaw
soomaalaay waowowow
samri waayayee
yartaa waan ka samri waayaye
nafta waan siraa sasabaa
samri waayayee
si kastoon idhaa
samri waayayee

codkii Ina Dalmar