logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wey ooyeysaa mp3 ahaan

Sawirka Ina Dalmar

Ina Dalmar

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Wey ooyeysaa lyrics

inan baan arkayoo
ay cidla aa fadhisoo
ag tagbaan idhiyoo
way ooyaysaaye
Lyrics by Masuul.com

ahlan baan idhiyoo
idil baa la yidhaa
inankay arkatoo
uurkeeda galoo
way ooyaysaaye

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --