VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arooskan - Lyrics

Ruux kula dadoo kula Diina baa dugsi lagaDhigtaa Marwo daacadoo ku Diir naxdaa dumar laga Xushaayee Dahab iyo xariir keey doontaba Dusha lo suraa Darajada aduun Dad is guursadaa Ku dakeeye oo ducadeeda hela Rer lagu dagoo Lagu diir sadaa Daa’in laga baryaa Geesigii da’a daa ka dortay baa Dadab lala galaayee Deeq iyo wanaag kuu Doonayaa Dabcan lo huraa Darajada aduun Dad is guursada Ku dakeeye oo arooskan ku daga Ku dakeeye oo ducadeeda helaa
Queue is empty
-- / --