VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo new Rremix - Lyrics

Dawooy dawo caafimaadeey Darmaan qurux lagu mariimaay dareenka nafteeyda kiciyaay deegaan baxdey, ubax dilaacey maxa damqashada kalgacalka dartaa u haraadanaa maxaa gabalkoo dam yidhii dadkoo seexdey guuro galay maxey dirqi igu aheyd danteena inaan u kaco muxuu daal igu badnaa Dadaalkeey mudnaa daryeelkaaga wacnaa inagoo isku duuban iyo dadkii in gargaariyo deeqda rabibaa lahaa damaashaad ila cayaar Dadaalkeeyga mudnaa daryeelkaaga wacnaa anagoo isku duubaniyo ducada waalidkeen iyo deeqda rabi baa lahaaa damaashaad ila cayaar
Queue is empty
-- / --