Fikir iyo nafteydaay
Filan waagan igu dhacay
Fiintuba la oydee
Feedha bidix wadnaha suran
Tii jacayl ku fidisaybaa
Fulin weeyday wacadkii
Ficil aad sameysaa
Samirbaa u fiicane
Hafakanin nafyahay joog
Hafakanin nafyahay joog

Farxadaan cayaarniyo
Aroosbaan filaayee
Sookan faalki gees maray
Falaaruhu u jeesten
Midaan fiiro dheereyn
Fulin weyday wacadkii
Ficil aad sameysaa
Samirbaa u fiicane
Hafakanin nafyahay joog
Hafakanin nafyahay joog

Exit mobile version