dadkoo gama,sanoo galawguna hurdaa sida gaarsan tanri gabadh yahay dartaa guuraynayaa saw maanad garan
galadiyo abaal waan giringirshe e hala gaadho goor waan kula hadlee waan ka gadoomee aaha saw maanad garan