VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mala dhuubtay awgaa - Lyrics

Igu dheere Inantani Waataan dhursugayee Dhuuniga u diideen Hurdo uga dhaqaaqee Dheeheeda midabkale Waa mid loo dhammeeyoo Aaa maba kala maba kala Maba kala dhantaallee Dhayalsadey Jaceylkuye Inta dhan ii ridey Ma dhex galay wadnaha oo Mala dhuuntey awgaa Dhadhab kugu xasuustoo Riyo kugula dheelee Dhalal xuuralceyney Dhanaad qabatay waayee Kolkaad soo dhawaataa Dhulku wada iftiimaa Aaa maba kala maba kala Maba kala dhantaallidee Dhayalsadey Jaceylkuye Inta dhan ii ridey Ma dhex galay wadnaha oo Mala dhuuntey awgaa
Queue is empty
-- / --