VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adigaa idhalan rogay - Lyrics

Markaan dhabanadaadiyoo Dhexda madagta moodiyo Midabkaaga dheehdaa Ku dheeygagaayoo Sidaa tahay dhir ubaxliyo Dhool bari kasoo kacay Indhihii ku dheehdaa Wanaag dhaxal u yeeshee Ha igu dhaafin howlaha Adigaa igu dhaliyee Adigaa i dhalan rogay Dhamaanteed naftaydana Haddaan dhunban karaayoo Waan ku dhiibi lahaayee Sidaa la is dhaarsaday Dhaqan ka walaaleed Guri u dhaxaayoo Dhageey jalaqda maqalee Ha igu dhaafin howlaha Adigaaa igu dhaliyeee Xamuudka Love Zamiinnaa
Queue is empty
-- / --