VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wagaray aduunyada - Lyrics

Wagerey adduunyada jacayl wabax ma noqonine waglo uga ma jeede wiilal dhalay la siistaay waftigii haweeneey adoon iga war dhiibeyn ayaa waji kaa hor kuu wada wadan kala wanaagsane wacan geedi loo bogey hareerihii wadhnaa iyo aad walwaal aragtide yaa wardheer ku soo bara Weynu tuu ugu deeqee qurux weel u buuxshee waaxyaheeda qorayee loo wada dhameeyaay inta kula wajiiriya halka waalid igu dhalay ayaa gogol weyn kuu dhiga wadan kala wanaagsane wacan geedi loo bogey hareerigii wadhnaa iyo aad walwaal aragtide yaa wardheer ku soo bara Waaban maaye jeraan wadka ka hor is aragnoo ila waaqsan noloshoo weydo kaa dugsada oo arin wey iga maaheen wadhi baxa la moodyeey ayaa waji kaa hor kuu wada wadan kala wanaagsane wacan geedi loo bogey hareerihii wadhnaa iyo aad walwaal aragtide yaa wardheer ku soo bara
Queue is empty
-- / --