VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arji - Lyrics

Jacayl kala awood weyne
kii iilka dhigay qays
laylana ag seexshaa
ana igu abuurmoo.
Oogaduu ku faafoo
diiday inaan adkaysto
iikaa asqeyoo
igu kaa eryaayee. x2

ogow naftaa....
kuu ooman adigeee hee x2

imisaa adoo kale
Arji ila timadoo
oofin maayo aan idhi
awadaa uu joojee x2

wadnahay i ololeyee
ii dhigo abaalo
arintayda meel mari x2

Axdi been lama galoo
wacad lama ilaawoo
ruuxii ku aaminaa
lagama indhasaabtee.
afar sano iyo dheraad
arimahaan dhisaynee
aan is idhi idlaadeee
wadiigii firdheeyee x2

ogow naftaa....
kuu ooman adigeee hee x2

imisaa adoo kale
Arji ila timadoo
oofin maayo aan idhi
awadaa uu joojee x2

wadnahay i ololeyee
ii dhigo abaalo
arintayda meel mari x2

Queue is empty
-- / --