VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawooy dawo caafimaade - Lyrics

Samater: Dawooy dawo caafimaadeey Darmaan qurux lagu mariimaay dareenka nafteeyda kiciyaay deegaan baxdey, ubax dilaacey maxa damqashada kalgacalka dartaa u haraadanaa maxaa gabalkoo dam yidhii dadkoo seexdey guuro galay maxey dirqi igu aheyd danteena inaan u kaco muxuu daal igu badnaa   Dadaalkeey mudnaa daryeelkaaga wacnaa inagoo isku duuban iyo dadkii in gargaariyo deeqda rabibaa lahaa damaashaad ila cayaar damaashaad lalalaaaaa Sahro Dawo : Dadaalkeeyga mudnaa daryeelkaaga wacnaa anagoo isku duubaniyo ducada waalidkeen iyo deeqda rabi baa lahaaa damaashaad ila cayaar damaashaad
Queue is empty
-- / --