Heesta Deeqa (lafoole) - Lyrics
dabac sanida hadalkiyo
daganaantu inan yahay
waa waxa dareenkiyo
nafta damaca galiyee
kaaga doortay qarkaa
dugsi dhaxan ta celi iyo
dawadayda inaad tahay
adigoo dal dheer jira
halkan kaa dareemaa
deeqa waan ku jecelahay
dabcigaaga wacan uyi
dulqaad iyo xishoodkaba
wax laguugu deeqoo
daa inkii ku uumaa
sharaf kuugu dawgalay
indhahaa ku siirsada
deeqaay arag tidaadoo
adigoo dal dheer jira
halkan kaa dareemaa
deeqa waan ku jeclhy