VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhulkaaga hooyo - Lyrics

Calan kaagu waa hiboo, Sharaf kugu hagooganee, Ciidaadu waa Hodan, Aadku haqab beeshee, Waa haleeladiinoo, Horweyn ku irmaanoo, aad ku hiiraneysee, Haybad waxaad ku leedahay, Dhulgaaga hooyoo, Haybad waxaad ku leedahay, Dhulgaaga Hooyoo, waana lama huraanee, hagarla’ii wax ugu qaboo, waana lama huraanee, Hagarla’ii wax ugu qaboo, Hantiyeey macaan waa midaan Hooy lagaa oraneey, helayooy, Hantiyeey macaan waa midaan, hooy lagaa oraneey,, helayooy,, hanfi iyoo kuleeyl iyoo, baraf maleh dhulkeenuyee, Inaaga haleeynee soomaaliyeey hooy, Hoodaale weeyaan, Deeygan kiisa Hodankaa, loowada hamuumee, haybad waxaad ku ledahay, dhulkaaga hooyo, haybad waxaad ku leedahay, dhulkaaga hooyo, waana lama huraane hagar la’ii wax ugu qaboo, waana lama huraanee, hagar la’ii wax ugu qaboo, hantiyeey macaan waa midaan, hooy lagaa oraaneey helayoo, hantiyeey macaan waa midaan, hooy lagaa oraaneey helayoo,,,
Queue is empty
-- / --