Heesta Hanaan socodka lafyaha - Lyrics
hanaan socodka laafyaha
hagar li'i wax qabashada
hindisihiiyo faalada
sedex celinta sheekadaa
hadaan caana laguu qabin
amaan hooyo deeq curin
mahayseen asluubtaa
haybadiyoo xishoodkii
anoo xafaadii hodan
jidka fooqa hoos maraa
hareerihiisa ubaxaa leeh
habeen ciida ay tahay
adigoo hidaa xidhan
hudheel kii taleexaan
hedheh kugu casuumaa
hal irmaan aan aaaan aaan aaaan sideedi
haleelaad ku maashaa
dhalin yaraa qorshaysiyo
gabdha kuu cayaaraa
istaahileh ah istaahiil