VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanaan socodka lafyaha - Lyrics

hanaan socodka laafyaha hagar li'i wax qabashada hindisihiiyo faalada sedex celinta sheekadaa hadaan caana laguu qabin amaan hooyo deeq curin mahayseen asluubtaa haybadiyoo xishoodkii anoo xafaadii hodan jidka fooqa hoos maraa hareerihiisa ubaxaa leeh habeen ciida ay tahay adigoo hidaa xidhan hudheel kii taleexaan hedheh kugu casuumaa hal irmaan aan aaaan aaan aaaan sideedi haleelaad ku maashaa dhalin yaraa qorshaysiyo gabdha kuu cayaaraa istaahileh ah istaahiil
Queue is empty
-- / --