Heesta Inaan axdi dhiganayoo (Kaban) - Lyrics
Inaan Axdi Dhiganayoo
Abuurnay jacayl Asal ah
Inkiri mayside Ogoow
Anoo awgaa ildaran
Markay ku arkaan indhuhu
Inay daadshaan ilmada
Adaa beeraye ogoow
Allaan kugu dhaariyee
Raxmoooy aayaha katali
Inaan kuu irdhoobayoo
Asqoobay aawadaa
Adiguba waad ogtahay
Anoo Awgaa Ildaran
Markay Ku arkaan Indhuhu
Inaydaadshaan Ilmada
Adaa Beeraye Ogoow
Alaan Kugu Dhaariyee
Raxmoooy Aayaha Katali