Intaan laygu wiirsan
Een waali lay badin
Ama uu wadku i dilan
Wax ma ii taraysaa?
aaaa walwalaayoo waayadan
Waa la igu waynyahee
Wax kalaba maahee
Jacayl bay watee hooy
Ma is weheshanaayoo
Ma wada jirnaa?

Walwal iyo walaac baa
Igu waa bariistee
Haddii aan ku waayana
Wanaag sheegan maayee
aaaa walwalaayoo waayadan
Waa la igu waynyahee
Wax kalaba maahee
Jacayl bay watee hooy
Ma is weheshanaayoo
Ma wada jirnaa?

Exit mobile version