VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Katali aayaha ka tali - Lyrics

Inaan Axdi Dhiganayoo Abuurnay jacayl Asal ah Inkiri mayside Ogoow Anoo awgaa ildaran Markay ku arkaan indhuhu Inay daadshaan ilmada Adaa beeraye ogoow Allaan kugu dhaariyee Raxmoooy aayaha katali Inaan kuu irdhoobayoo Asqoobay aawadaa Adiguba waad ogtahay Anoo Awgaa Ildaran Markay Ku arkaan Indhuhu Inaydaadshaan Ilmada Adaa Beeraye Ogoow Alaan Kugu Dhaariyee Raxmoooy Aayaha Katali
Queue is empty
-- / --