VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muno m - Lyrics

HAA HAA HOOO HOO Munaay nolashaydiyee Naftayda nafteediyeee Nudaha beerkiyo jirkaay Dhashiii nabi yuusafee Marka ku helaan nastooo Ka raystay nitaaqadee Niyadii qalbigiii bukaa Dib usoo nooleesayooo Hablaha waxa dumar facaaga Nabaadiina iree Furaha nolashayda hoo Ha’ifo caashaqu ha nuuro Xanaaxo sidii dhalaanka Munaay nolashaydiyee Naq iyo roob iida’aay La’aantayd lama nastaay Haday nabar ii ahayd Cadcayd dumar ii ahayd Nuurkii dunida ifiyaay Nafbaa utahay naftayda Naafoooday haday mar waydo Nasiibkii ikaa badaa Xiska nooleeyee Furaha nolashayda hooo Ha’ifo caashaqu ha nuuro Xanaaxo sidii dhalaanka
Queue is empty
-- / --