Siciid Cabdi Korea
Saado Cali

Waxaan ahay darmaan
Dayr shakaal iyo dudo lagu xareeyiyo
Dabar celinin baano
Daan daansi baratee

Haddii aanad aheeyn diric
Duulaan ku galay faras
Ama doonyo wadi jiray
Diyaarad kicin jiray
Haygu dagane dib u jeeso
Ama deexso darata caano

Waa duulistee dayaxa
Aynu aadnee

Xasan Aadan Samatar
Aanba dawri aar intu dib jirey
Dar dexdiiso
Dooyo geel ku laalyaan
Dilaa ahey sidiiso
Waan daymo kululee

Maxaan qaalmo dayr dhala
Danbarsadey kaliishii
Ama aan darka u horey
Durduroon u shubi jirey

Dibjirkeenu waa ha idiidin hana daahin
Kaaley daadah
Dibadda soobaro

Exit mobile version