VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xareed music kaliya - Lyrics

Anoo xoor iyo xareed ka cad xan mooyee jacayl xogtii hayn xurmada guuriyo rag xaalayn i xojisay aragtaadii caqliyo daymada xishoodka leh xamdiga quruxdaada ku xasilay xididka yuusuf-aan cid kaa xigin xalaawo jidiinka aan xaganiyo xariirta la daawadaa tahay xan iyo beeni way iga xaaraan xisaab inta geesi xay nool xaqiiiq wiilkaan xushaa tahay. Garaad xaakimkeenu kugu xeer xogtii gaban loo xishaa tahay xurmada meel la xiisaya tahay xaajigii ku dhalaa xusuus mudan xortii ku dhashaa xaqdhawrka leh xeradaad ku korta xajiin ka fog xul baa tahay garasho ku xeel dheer xalawo jidiinka aan xaganiyo xariirta la dawada tahay xan iyo beeni way iga xaaraan xisaab inta geesi xay nool xaqiiq wiiilkaan xushaa tahay
Queue is empty
-- / --