VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Buuraha - Lyrics

buurtayada buuraha u dheer hadaan rugo qurux u baxo oo baroortiyo qaylo diro baahidayda bilaw ogaa aayaa aaday huunooyaa ala hobaalaw hoobalawaa tobanjirkii taabada nagalay iyo tilmaan halkaan ku waday tusmo reerka anoon u dayin tacab khasaaray igu wadaan aaay aa aadooy huunooyaa ala hoobaaloow hoobalowaa waan dhintaa waan dheelmadaa dhaayahaygaan kaa jeclaa waan dhaqaaqay hadaad i tidhi dhagar islaam baan soo duwaa aayaaa aadoooy huunooy alla hoobaloow hoobaloowaa
Queue is empty
-- / --