buurtayada buuraha u dheer
hadaan rugo qurux u baxo
oo baroortiyo qaylo diro
baahidayda bilaw ogaa
aayaa aaday huunooyaa
ala hobaalaw hoobalawaa
tobanjirkii taabada nagalay
iyo tilmaan halkaan ku waday
tusmo reerka anoon u dayin
tacab khasaaray igu wadaan
aaay aa aadooy huunooyaa
ala hoobaaloow hoobalowaa
waan dhintaa waan dheelmadaa
dhaayahaygaan kaa jeclaa
waan dhaqaaqay hadaad i tidhi
dhagar islaam baan soo duwaa
aayaaa aadoooy huunooy
alla hoobaloow hoobaloowaa

Exit mobile version