VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf lama dado - Lyrics

waan daalanee aha dirqaan galee aha darajada ALLAA ii danbaysayoo sun la ii daraa malab ii da'dee calaf lama dagoo lama diidi karoo waa deeq ILAAH roob da'oo aha doogbaa baxee heedhe ubuxii dilaac isla doonashiyo xareedbaa dafoon ku dabaalane
Queue is empty
-- / --