dayaraan jacayl
dariiq toosan lagu habay
dareen muxubano leh
aa markay bari dareeran
dadweyne noqdaan
dad weyn ay noqdaa
laga heli dulqaadnimo

somaaliyey dareemo
duruyada waanagiyo
hal sareed u qaadiyo
naxariis la doojo

dayaraan jacayl
dariiq toosan lagu habay
dareen muxubano leh
aa markay bari dareeran
dadweyne noqdaan
dad weyn ay noqdaa
laga heli dulqaadnimo

dulqaadlayda uuxda
dad u dari baraada
dadka duriyada i abray
waalidkaa diyaarshe

dayaraan jacayl
dariiq toosan lagu habay
dareen muxubano leh
aa markay bari dareeran
dadweyne noqdaan
dad weyn ay noqdaa
laga heli dulqaadnimo

dagaalaha sokeeye
duni oo dalkeeda
dayartaa ka koowe
daartod ka beerma

dayaraan jacayl
dariiq toosan lagu habay
dareen muxubano leh
aa markay bari dareeran
dadweyne noqdaan
dad weyn ay noqdaa
laga heli dulqaadnimo

hoy guri gudabadii
duuqdana cardaamaye
misla lagu qaraacae
duni badan ka faafe

Exit mobile version