Heesta Dhaqtarkii jaceylka kaban - Lyrics
Jacayl aan dhamaanbaa
Wadnaha i dhex qaadoo
La dhaqaaqi waayaan
Dhabtii aan la ooyaa
Dheeman la moodyaw
Dheeldheel ha moodine
Way dheel dheel ha moodine
Waa iga dhab jacaylku
Soo dhaqaaq dhankaagay
Dhab isii macaanaw
Dhabta kaalay igu qabo
Dhakhtarkii jacaylkaa
Dhayi laa naftaydee
Kuma dhaafi karayee
Soo dhaaf dhankayga
Muxibada dhab weeyee
Dhami waaxyahayga
Aday kaa dhursugayaan