VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fiyooraha - Lyrics

Fiyooraha indhaha a fiirada ugu wacan a furfurnaan galcagal a fadhi raaxi badan (2x). Wiil foojigoono fikradiida/fahmadiisa wacan tahay fariidoo la hubo baan qalbiga darmada u fidsaday (2x). Fursad dahabi ahoo rabi faraha iiga saaroo aan ku faano abid ku faano ku faani doona a fahmadayda wa taam (2x). Lyrics by Kah Raage
Queue is empty
-- / --