Inta aanan garanayn
gacantayda meel sare
Ciil iyo gaboobayoo
Godabaa tisanaayee
Cidi ii garaabeen

Taladayda geed dheer
hasaarnaato guudkii
Adiguna garaadkaaga
Indhahaa la galiyoo
Godobay waxgarashadu
Waa lagu gaabshayee
Fikir gaar ah ha itarin anniga

Doqonbaa gaf iyo gar
ugaysto Hadimada
Qoolkana gudaynee
??
??

Taladayda geed dheer
hasaarnaato guudkii
Adiguna garaadkaaga
Indhahaa la galiyoo
Godobay waxgarashadu
Waa lagu gaabshayee
Fikir gaar ah ha itarin anniga

Exit mobile version