Dayaxaan jeclaayow
Caashaq baa daradaa
Maankayga doorshee
Dagi waydee laabtaydee
Intaan dunida joogana
Adigaa ideeqoo
Kuma dayn karaayee
Diiftiyo dhibkaan qabo
Macaan haygu daynine
Qalbigaa ku doortee
Ha u darnaanin caashaqa
Dadka seexda idilkood dicilkayga adigoo
Ku dandoonayaayoo
Dagdagaagana ku daalo
Intuu daadku ila tagin
Ila tagin jacaylkuye
Dawee nabarada

Exit mobile version