VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu dhufo - Lyrics

kaalayoo jacalka idhan dhansii igu dhufo hurdada igu toosi dhexda aan furtee idhaqaaji igu dhuro dareen iga buuxi aan boodo dheelnee kaalay yaanan kala dhamaanin heedhe dhunkashada aad taqaaniyo heedhe dhabankana mac sii kaalay ma dhamaa ma dhamaan sheekadeene baje kalaa dhimane ha igu daalin koow maahee has dhiibin waqti dheer hadeer ila qaado is dhiiriyoo farax qaado oh fataxad qaado kaalayoo cayaarta ka dhabeene dhididkiyo biyaha wada seernee oo dhawaaq badan wada saydhnee qosolkiyo qosolkiyo faraxada joogteenee aan hehee bas weeyee kaalay dhabtu aynu gaadhnee kalay dhuuxu ha idhaqaaqee kaalay aan wada dhishlaynee kaalay
Queue is empty
-- / --