(Iqra yareey)
Kulan barwaaqa tahayee
ii kaa waabariyee
Kalgacalkaagaa
kulaylkiisa ihaayee
ma ikaalmeesidoo

(Wada jir)
Kaligiisa kun karoonoo kali
kaali Kabeebeey ila dhee

Kaltuumoo an waa ku kasee Kow dheh
(Aboowo macaanoo)
Ka badan kabeebeey waxii kuu kaasan

(Mohamed macaane)
An kartidaa waa arkayee
Kushka yaad igu jirtayee
Ka fiirso koobkaan ma ikaafihaayee
Ha ii keeninee kaligay

Wada jir
Kaltuumoo an waa ku kasee Kow dheh
(Aboowo macaanoo)
Ka badan kabeebeey waxii kuu kaasan

Kaligiisa kun karoonoo kali
kaali Kabeebeey ila dheel

(Iqra yareey)
Kubta is aar aan qabsadee
kalsooni aan kugu qabaa
Ikaciyee waan ku bagee kolkaanee
Ika kaciyee kurbadaaa

(Wada jir )
Kaligiisa kun karoonoo kali
kaali Kabeebeey ila dheel

Kaltuumoo an waa ku kasee Kow dheh
(Aboowo macaanoo)
Ka badan kabeebeey waxii kuu kaasan

Kali asaayaad kortayee
Ukaadi waan soo kaladee
Kadis jaceyl karkab aad wadaaye
kalaam kaama rabee

Kaltuumoo an waa ku kasee Kow dheh
(Aboowo macaanoo)
Ka badan kabeebeey waxii kuu kaasan

Kaligiisa kun karoonoo kali
kaali Kabeebeey ila dheel

Exit mobile version