Inkastoon macaanoow
been mala awaaliyo
Masaryna i galiyaan
misna kama dhagaystee
My love kama dhagaystee

Muxibada kalgacal
Adaa ii macneeyoo
Malab iiga dhigayoo
Naftaa kaa mabsuudee

Kala maarmi maynee
Aaa aaa lalalaaa aaa
Kala maarmi maynee
Madfacii kalgacalkaa
Wadnahayga marayee
ALLAHAYAW ii soo maciin

Inkastoo macaanow
Maalintii aad maqantay
Malyuun sano ka badantay
Misna kuma ilaawee
May love kuma ilaawee

Maskaxdiyo qalbigiyo
Maaankaa ku tabayee
Dhiigaad ku maaxdoo
Dhuuxaygaad milantee

Exit mobile version