VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaa dahab - Lyrics

anaa dadka kaa xushoo dareenka jaceyl ihoday anaa dawo ii tahooo naftayda ku dooratee waliba kugu daalayoo ilmana kuu daadiyee hadii dacad latahoo raguna door wada ahayn damiirba midaan lahayn maxaa dahab kaaga dhigay nin tiisiibaa dayacay dantaada maxaa ku xidhay anuu dooq iiyahoo dartii dibinaan ahee inuu iisoo dabcaaa dooqaaga ku dhowraya aduumbaa ku daalayee miyuu ku dareemayaa anaa dumar kula ahee naftaada adoon bahdilin xubigan dacartaa ilow
Queue is empty
-- / --