VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf jacayl ft bayzaani - Lyrics

adaa inanyahay ku doonay dookhaygu aduu ku raacay adaan dumar kaa ishaartay adaa wiilyohow i deeqay adaa dagay laabta hoose adaa dusha kaa arkooday dareenka adaa abuuree dawee naf jacaylku daaray i daji xamar iyo af gooye ceel dheer i dalxiisi maalmo damaashaad i dhe cadaado anaa gabadh yahay ku doortay adaan daacad kuu jeclaaday qalbiga adaa daweeya adaan inanyhow dartaada ragoo idil aan u diiday adaan kugu xidhay duntayda
Queue is empty
-- / --