VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalaayada jaceelbaah - Lyrics

qalaayada jaceelbaah iqaaribey nafteydee ila qabo walaalo qaxar hay horseedine qurux badan qaaliyey qiimihii haweenkaay qaalidii nafteydaay qaadirkii ku uumaa qurux kuugu deeqee qarniga hablaha kacay qaabkaga oo kale indhahaygumay qaban qabilaad wacan baan qaban qaabo guurbaan kuu qorsheeyay inanyahay quruxdii dhulkaygaay wabigii qalaafiyooo qararkii hargeysiyo qabowgii janaaliyo quruxdii kismaayaan qaabkeeda leedahay qaadirken hanoo kadhiso quud inaan wadaagnoo qayrkeena dhaafnoo ku qabowno nolol wacan qurux qaaliyon qof waliba helin adaa qaatayooqayb helay qureyshtii haweenkaay qadowgii jigjiga iyo quruxdii diri dhaba qalbi qoomanbaa kugu qamamaya oo siduu qaadir kuu qoray uuqaali kaaga dhigey qancisey nafteydii qalbigeygii qaadoo qarqisay qudhaydii wadnahayga qoontoo ku qasaastey jaceyl qoraansiga jaleecadiyo ishan kugu qacsiiyo qalbigu i qaboobaa qof walba qumanihiisaa qoorta usudhanoo naf laqaatay quusan maysee qiimee jaceylkoo qaybtada ila qabo qumanay walaaloy inaad qaali tahay anigaa kuu qiray naftu kuu qushuucdee ila qaybso oo hoo qor qoori jaceylka qalbiiga dhigo dhaxan yayna qaban cidkale yay qaadan waxey quban qalbiga oo waxey qalan wadnaha oo waxey qodaan meel dheero waxa qaba jaceyl hadii aad qalanjo jaceyl ila qadi lahyd naftaada iiquudhilayd intaan qaalmo kaa baxshan dhulka kaa qaadi lahaa laabta kugu qaban laa qalbiga kugu qori laa qoys aynu noqonoo qiimaha noloshiyo quud aan wadagne adiguna qalanjooy naftada ii quudh jaceylkana ila qaad sidan anigu qabo jaceylku waa qabyo hadan lagula qaban oo aan lagula qabin qar qaryada jaceylbaa iqaaribey nafteydee ilaa qabo walaaloy qaxar hay horsedine
Queue is empty
-- / --