VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadnaha - Lyrics

jacayl aan dhamaanbaa wadnahaa i dhex qaadoo la dhaqaaqi waayaan dhabtii aan la ooyaa dheeman lamoodyooy dheel dheel ha moodine waa iga dhab jacaylkuye soo dhaqaaq dhankaagee dhab isii macaanow dhabta kaalay igu qaboo dhakhtarkii jacaylkaa dhaliilaha naftaydee kuma dhaafi karayee soo dhaaf dhankayga muxibada dhab weeyee dhami waxyahayga aday kaa dhul sugayaan
Queue is empty
-- / --