VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta wehel - Lyrics

sidii waqal roob waqooyi galbeed wajaala hayaa wanaag igu deeqday waayadaneey nabsibaa i wadoo ma waaban karee armaad wehelkayga noqota sidii wabigiijuboo warana waraabshay dhulkaa way kaa helaysa naftayda wiilyoow cishqibaa i wadoo ma waaban karee amiir wehelkayga noqotaaa adaa wiilashii indhaha aragoo wadnaha dagayoo waaxya idilkood wadaad ka dhigte inaan is wacnoon warkaaga helaan u wayraxayaa u waalanayaa adaa waagii baryoo wareer kalgacayl wahay i badoo ma weecan karee cishqibaa i wadoo ma waaban karee amiir wehelkayga noqotaaa
Queue is empty
-- / --