VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xusuus Ft Najiib alfa - Lyrics

Najiib Haddaan sabab la isku dooran Sun buu dhalayaa jacaylku 2x Iqro Haddaan samo lagu heshiinin wuxuu ka dhacaa sallaamo 2x Najiib Haddaan samir lagu wadeeeeeeeynin wuxuu ku dumaa sahalo 2x Iqro Haddaan bogga lagu sideeynii waxaa siga xaasidkiiisa 2x Najiib Axdiga waan kula sidaayee a hoow siddig igu mataan xasuus sawirkayga hayso 2x Iqro Qalbiga wuu kula socdaayo adoon i saluugin bby-mcn jacaylka boggaaga seexi 2x Najiib Kalgacal waa sooryo fiican haddii saxda loo abbaaro 2x Iqro Caashaqa waa sayma rooboo hadduu helo saamigiisa 2x Najiib Haddii laabta loo sifeeyoo sad weeyaan aan dhammaaneeyn 2x Iqro Ogoow waa sahan gobeedoo waxaa sunta ruux yaqaanaa 2x Najiib Axdiga waan kula sidaayee ahoow siddig igu mataan xasuus sawirkayga hayso 2x Iqro Qalbiga wuu kula socdaayo adoon i saluugin bby-mcn jacaylka boggaaga seexi 2x
Queue is empty
-- / --