VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa ubax - Lyrics

kasheyda adigaa daweeya duruusta jaceyl ukeenay dareenka xagaaga aaday anaan kuna dayrinayeyn qalbiga adigaa dugsiiya sidiii ubad ii daryeela adaa dhaxanta iga dada adaa ubax igu dul beeray dadaalkii adaa sameeyay nacabkii adigaa dukheeyay inaan duulnana ku nooday adaa ubax igu dul beeray dadaalkii adaa sameeyay nacabkii adigaa dukheeyay inaan duulnana ku nooday halkii daldalool kamuuqdo sibaad u daryeelaysaaaye dibnaha adoon kasheegin hortayba adaa daboola hadaan dinu kaa ishaartay naftayduna kugu dagayso jaceylku ha dayr dhalee isaar laabtiyo dushaada adaa ubax igu dul beeray dadaalkii adaa sameeyay nacabkii adigaa dukheeyay inaan duulnana ku nooday adaa ubax igu dul beeray dadaalkii adaa sameeyay nacabkii adigaa dukheeyay inaan duulnana ku nooday
Queue is empty
-- / --