VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Anigaa ku jecel - Lyrics

Salma aragsaneey Anshax iyo dadnimo Alaa kuu dhashoo Aynigaa hablaha Awalkoodii tahay 2x Aqoon aqoon badaleey Ayaan badaleey Aabo geesi aha Umo gaariyaa Ubadkoodii tahay 2x Anigana macaan Naftaan aadamaha Kaa eegatee kaa aamintoo Kugu tidhi Adiga anigaa ku jecel Aniga adiga ku jecel Adiga anigaa ku jecelee 2x Salma udugsaneey Uursan gaariyeey Ehel bilo xigtooy Arligiyi dhulkaa Iftoonkoodii tahaayee Awlaad awaaldii gobtaay Awliyo saneey Isirkii xulkiyoo Afsoomaaliyeed astaantoodiyeey Isirkii xulkiyoo Afsoomaaliyeed astaantoodiyeey 2x Anigana macaan Naftaan aadamaha Kaa eegatee kaa aamintoo Kugu tidhi Adiga anigaa ku jecel Aniga adiga ku jecel Adiga anigaa ku jecelee 2x
Queue is empty
-- / --